Yirid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Halaamacoodka cirridka oo ay keento huuro ilkaha iyo cirridka meesha ay iska galaan fariisata. Cirridku wuu bararaa si sahlanna dhiig ayaa uga yimaada. ld yerid (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yirid ↴
saayirid | yerid | baayirid | haayirid | khaayirid | qayirid | xayirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg