Abaadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaadi

tabaadi | abaadid | abaadin | abaadsii | abaadsiin | cabaadi | cabaadid | cabaadin | dabaadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg