Abab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ubad xoolaad oo daaq barad ah. ld abaab¹, ababid.
Abab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Ubad xoolaad daaq barasho. 2. Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abab ↴
sabab | sabab | sababid | tababbar | tababbar | tababbaran | tababbarid | tababbarnaan | tababbarnaansho | abaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg