Sabab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo/asbaab, m.dh)Wax dhacay waxa keenay.
Sabab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabab ↴
u | saa | maadaama | naadir | daaddeg | kaadimacaan | kaah | laakoliit | nabar-kul | qaansarroobaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg