Aboor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxar ayadoon naaskii hooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.

Aboor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega, dundumooyinka sameeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aboor

raanbi | aboornimo | arkaniida | baasaboor | baasaboorto | duddun | qarandi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg