Abti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh, -iyaal, m.l/dh)

1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay. 2. u.j. abtiyow! 3. u.j. wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aan abtiga u ahayey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abti

aayo | abnaq | abnaq | abtibadbaadeed | abtinnimo | abtiri | abtirin | abtiris | abtirsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg