Abtiyow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaa u soo baxay”.
Abtiyow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-obay, -owday)Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abtiyow ↴
abti | abtiyoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg