Adab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Suugaan.

Adab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-byo, m.l)

1. Qalab u gaar ah aqal Soomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda, xashinta iwm. 2. Kolay yar oo ka samaysan harag ama mayrax oo ay haweenku wax ku gurtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adab

ibadaboole | ibadaboolo | adable | dadab | dadab | dadab | dadabdhig | dadabdhig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg