Addeec

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld addeecid.


Addeec

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Cid amar la faray qaadasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga addeec

addeecid | addeecis | addeecsan | addeecsanaan | addeecsanaansho | caasi | toobadkeen |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg