Caasi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal/-iyiin/-iyo, m.dh)1. Qof wixii Eebbe faray aan fulin. 2. Qof waalidkii aan addeecin. 3. Qof madax adag, diiddo badan.
Caasi
Qaabnaxa: f.g/mg1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)1.(f.g) Cid eed iyo haaraan u jeedin. 2. Ku c.: qof,wixii Eebbe faray fulin waayid. 3. Ku c.: qof waalidkii addeeci waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caasi ↴
naakirad | nacalad | nacalad | caasimad | caasin | caasinnimo | caasiyid | caasiyoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg