Adoo

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'oo'.

Laamadood*

Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid. 

Macne Dheeraad ah

Waa "laamaddood" ee raali ahaada. 

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adoo

gaadoowe | maalmadoone | naafmadoobe | oo | waddac | adooga | asalmadoorshe | cadadoobid | cadcadoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg