Afarqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo. 2. Wax muggiisu qaado afar shay.

Afarqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afarqaad

afarqaadid | afarqaadis | afarqaadlays | afarqaadle | afarqaadleyn | facle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg