Afartan

Qaabnaxa: m.l.t Isrogrogga:

Tiro ka kooban afar meelood oo min toban ah; “40”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afartan

ummulbax | ummulbixi | afartamaad | afartambax | afartambax | afartambixi | afartambixid | afartambixin | afartameeye | afartameeyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg