affuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dad ama qof soomman affuro siin. 2. Soon ka jebin. ld affursii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh affuri

affur [m.l]
1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.

affurid [m.f.dh]
eeg affur². ld affur¹ (2), afur¹, afurid.

affurin [m.f.dh]
eeg affuri. ld affursiin.

affursii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld affuri.

affursiin [m.dh]
ld affurin.

afur [m.l]
ld affurid.

afurid [m.f.dh]
ld affurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg