afur
(m.l)

ld affurid.

afur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray,-rtay)

ld affur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afur

affuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Aan soommanayn. ld afuran, afursan.

affurid [m.f.dh]
eeg affur². ld affur¹ (2), afur¹, afurid.

affurnaan [m.f.dh]
eeg affuran. ld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan.

afuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa,-rnayd)
ld affuran.

afuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.

afurid [m.f.dh]
ld affurid.

afurin [m.f.dh]
eeg afuri. ld afursiin.

afurnaan [m.f.dh]
ld affurnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg