Affur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.
Affur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Soonka jebin. 2. Cunnada affurka cunid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga affur ↴
affuran | affuri | affurid | affurin | affurnaan | affurnaansho | affursii | affursiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg