aflaan
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg filin. ld.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aflaan

filin [m.l] (-mmo/aflaam, m.dh)
1. Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro. 2. Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado. 3. Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg