Filin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mmo/aflaam, m.dh)1. Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro. 2. Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado. 3. Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga filin ↴
aflaam | aflaan | bule | filfilin | filim | muqaal | muuqaal | qalanjo | shineemo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

