afrid
(m.l)

Mayrax, derin iwm oo daaha looga dhigo aqal-Soomaaliga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afrid

dhafrid [m.f.dh]
eeg dhafar³. ld dhafar¹ (3).

hafrid [m.f.dh]
eeg hafar². ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.

safrid [m.f.dh]
eeg safar³.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg