Afrog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld afrogid.


Afrog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Weel afkiisa sare hoos marin. 2. Weel waxa ku jira ka wadaddaadin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afrog

afrogan | afrogid | afrognaan | afrognaansho | fanadheer | geddi | gembi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg