Ajal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld ajalo. Dhammaadka nolosha qof. 2. ld ajalid.


Ajal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Cid dhimashadeeda sabab u noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajal

ajalid | ajalo | cajalad | khajal | khajalid | majallad | rajal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg