ammaanid
(m.f.dh)eeg ammaan³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanid ↴
faan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
lammaanid [m.dh]
ld dammiinid.
madiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.
nebi-ammaanid [m.f.dh]
eeg nebi-ammaan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg