Faan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.


Faan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)

1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.


Faan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faan

edegkudhufaan | laandheer | laandheere | alfaan | baan | baane | bilyaardi | boolixooftee | bootee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg