Arxan

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

ld arax (1).

Arxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.2. Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.

Arxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arxan

arxamid | barxan | barxan | barxanaan | barxanaansho | dhabarxanuun | farxan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg