Asiidh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurma biyaha oona saara ayoonno togan oo haydarojiin ah. 2. Aragtida lowri-boronistidh ee asiidhada iyo beysyada (1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay, in asiidhu tahay borotoo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asiidh ↴
kaadi | saabuun | yurasil | aayoonka haydarojiin | alluumiiniyam ogsaydh | amiino asiidh | anhaydaraydh | aragtida Leewis | asiidha yuurig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg