Awlal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Feeraha iyo hilibka saaran. 2. Iskujirka malabka iyo xabagbta shinnida.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awlal

xabagbarsho | gawlallo | qawlal | qawlal | qawlalan | qawlalid | qawlalnaan | qawlalnaansho | xawlalmariid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg