Qawlal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws-horaadka.

Qawlal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qawlal

qawlalan | qawlalid | qawlalnaan | qawlalnaansho | rah |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg