Waat

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(fiis.) Summad W. Halbeegga caalamiga (H.C.) ee awoodda, waxana loo qeexaa awood le'eg hal juul halkii seken (Juul/seken).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waat

awood | awood-danabeed | dhawaati | dhawaati | dhawaatiyid | foolt | garawaati | kiilowaat | kuwaatis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg