Awoowe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)1. Aabbaha aabbihiis ama hooyada aabbaheed. 2. u.j: awoowow! 3. u.j: wiilka aan awoowaha u ahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awoowe ↴
aabbayaal | abkow | awow | duriyad | sinji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg