Sinji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Aslalkii hore ee laga soo jeeday. 2. Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinji

wada noolaansho | amiiba | aragtida Darwin | arkaniida | artaraboodha | beel | biyood | carab | dhalan | duul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg