Axan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xoolo la qalo ama cunto kale oo loogu duceeyo qof markaa dhintay.
Axan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)Xoolo la qalo ama cunto kale cid markaa dhimatay raacin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axan ↴
abasaxan | absaxan | axmid | bilqaxan | dhaxan | dhaxantir | dhaxantir | dhaxantire |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg