Axar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xray, -xartay)1. Timir iwm lafo ka saarid. 2. Arrin aad uga baaraandegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axar ↴
axaran | axarid | axarnaan | axarnaansho | axran | axranaan | axranaansho | axrid | baxar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg