Ayin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku daridda badar karsamayo budada lagu daro. ld ayimid.
Ayin
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yimay, -yintay)Badar karsamaya budo ku darid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayin ↴
ayimid | bahaayin | cayin | cayinid | daayin | daayin | dhaayin | hayin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg