Qaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.

Qaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaac

qaaci | qaacid | qaacido | qaacin | qaangal | badeecad | dhardhaar | hunqaac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg