Baan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.
Baan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.
Baan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baan ↴
u | saabaan | og | eeg | sabaan | tacbaan | ugbaan | ugbaansho | xafaare | abaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg