baano
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-ntay, -natay)

1. (f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin. 2. (f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baano

baanasho [m.f.dh]
eeg baano.

bambaano [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarxiyo marka la tuuro. ld bambo, banaano, bombo, bumbo.

banbaano [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld bambaano.

iskubaano [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kolay shiraac ka samaysan oo waxyaabaha yaryar lagu rito oo ay sida badan ciidamadu qaataan. ld nuskubaano.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg