Baashi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baashi ↴
tabaashiir | tabaashiir | yeeg | baash | baashir | baashirid | karbaashid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg