Baatul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld baatulid.

Baatul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baatul

baatulan | baatulan | baatulid | baatulmid | baatulnaan | baatulnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg