Babcan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax gudub ama babbac loo dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga babcan

babcanaan | babcanaansho | keer | keer | kuweer | teer | teer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg