Teer
Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga:(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.
Teer
Qaabnaxa: dk.ti.dh Isrogrogga: (-teer)Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teer ↴
bakteeriafayj | bakteeriya | bakteeriya-ciijiye | dheelitiran-kiimikeed | diyuuteeriyam | firijiteer | histeeriya | isteerin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg