Bacrimin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld bacrimayn.

Bacrimin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrimin

ugxanside | bacrimayn | dhicin | hoos-carreed | isbeermatosuw | taran-jinsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg