Dhicin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dhici. ld dhicis¹ (2).
Dhicin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Ka soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhicin ↴
kaadiraaci | laandhicin | saadaali | bayd | ceel | dabaggelis | dabool | dabool | dhaadhicin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg