Badanaa
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way mirirtaa”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badanaa ↴
ubbo | aalaa | naa | kaadigubasho | kaaki | laacayaal | naatariyam-koloraydh | oogo-dhul | oomane | qaaddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg