badid
(m.dh)eeg bad². ld bidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badid ↴
baahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cid in ay wax u baahato badid.
alifaatig [m.l] (-gyo, m.dh)
(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayn iyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ah badidoodu waxay leeyihiin dhis silsilad furan, hasayeeshe qaarkood, sida saykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiin giraamo.
aqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley gaajo iyo harraad badan badid. ld caqi.
arbush [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Cid xasillooni la'aan badid.
arradi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof arrad badid.
asqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Cid aqso badid. 2. Qof jahawareeri. ld aqsee.
badbadid [m.f.dh]
eeg badbad.
badidhace [m.l]
(xis.) Walaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.
badidhace [m.l] (-cayaal, m.l/dh)
1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees. 2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac. 3. Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.