baduuqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

ld baduugan¹.

baduuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

ld baduugan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baduuqan

baduugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.

baduugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg