baga
(Erey Dareen | Exclamation)

Waa ku fiican tahay! Istaahil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baga

haaka [Erey Dareen | Exclamation]
Mahadnaq; baga! ld haakaalle, haakah, hakah. haakaalle, haakah, hakah

xaasha [Erey Dareen | Exclamation]
1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!

bagaago [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhako.

bagaf [m.l]
1. Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.

bagafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax bagaf ah ahaansho.

bagafsanaan [m.f.dh]
eeg bagafsan. ld bagafsanaansho.

bagafsanaansho [m.f.dh]
ld bagafsanaan.

bagagax [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld baf.

bagagi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: basari; baali, areebo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg