bahaysi
(m.l)ld bahaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahaysi ↴
bahaysasho [m.f.dh]
eeg bahayso. ld bahaysad, bahaysi.
isbahaysi [m.l]
Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg