balaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax balaq ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balaqsan

caal [m.dh] (-lyo, m.l)
Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.

balaqsanaan [m.f.dh]
eeg balaqsan. ld balaqsanaansho.

balaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld balaqsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg