ballaarsi
(m.l)

ld ballaarsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballaarsi

ballaarsasho [m.f.dh]
eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi.

dalballaarsi [m.l]
ld dhulballaarsi.

dhulballaarsi [m.l]
Qabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaarsi, dhulballaarsad, dhulballaarsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg