ballamid
(m.f.dh)

eeg ballan². ld ballan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballamid

dardaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid. 2. Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.

madal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dlay, -dashay; -dli)
Qof ballamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg